Wasaaradda Awqaafta JFS oo sheegtay beri ah ay tahay maalinta 1aad ee bisha Ramadaan.

May 26, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee JFS ayaa shaacisay in maalinta beri ah ay tahay maalinta 1aad ee bisha Ramadaan. Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Sheekh Maxamed Kheyrow Aadan oo la hadlay caawa warbaahinta ayaa sheegay in ay shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan dhalashada bisha Ramadaan.

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Sheekh Maxamed Kheyrow Aadan ayaa sheegay in dalka oo dhan laga arkay bisha Ramadaan, isla markaana guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uu ugu bishaareynayo in caawa ay tahay kowda bisha Ramadaan wuxuuna alle uga baryey shacabka Soomaaliyeed in uu khayrka waafajiyo .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2017
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online