Wasiirka Kalluumeysiga Puntland oo ka Jawaabay Eedaymo Wasaaradda Kalluumaysiga dowladda Federaalka Soomaaliya u soo Jeedisay

May 25, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Wasiirka Kalluumeysiga dowladda Puntland ayaa waxaa ka jawaabay eedeyn uga timid Wasiirka Kalluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi oo Puntland ku eedeeey in ay diiday heshiis ay isku raaceen maamulada dalka ka jira iyo dowladda Federaalka Soomaaliya arrintaas oo uu fariin qoraal ah ka soo saaray.

Hoos ka eeg warsaxaafeedka ka soo baxay xafiiska Wasiirka Kalluumeysiga dowladda Puntland.


 

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
May 2017
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online