Maamulka Bakool: Ciidan uma Dirin Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur.[Dhagayso]
(June 30, 2017)
Bakool:-Guddoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa beeniyey warar sheegaya in maamulkiisu ay ciidan u direen deegaan uu ku sugan yahay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo horey uga tirsanaa Al-Sha
Maamulka Koonfur Galbeed oo Ciidamo u gurmad ah u diray Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur.[Dhagayso]
(June 30, 2017)
Bakool:-Maamulla Koonfur Galbeed ayaa maanta ciidamo u diray gobolka Bakool si ay gacan u siiyaan Mukhtar Roobow Abu-Mansoor oo ku sugan gobolkaasi. Arrintan ayaa timid kadib markii maleeshiyo ka tirs
Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Norwey.
(June 29, 2017)
Muqdisho, 29 June 2017…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Arrimaha Dibedda Norwey Børge Brende iyo
Culimada Laascaanood oo ku baaqay in la soo caawiyo Wiil Dhalin yaro ah oo ay ku haysato xaalada aad u adag
(June 29, 2017)
Laascaanood:-Saleebaan Cabdi Diiriye waa inan dhalin yaro ah oo la il daran dhaawacyo caloosha ka soo gaadhay mudo laga joogo 13 gu’ waxaa uu ku noolaa xaafad ku taalla magaalada Laascaanood ee G So
War-saxaafadeed:- Mowqifka Dawladda Puntland ee Dib u eegista Dastuurka Federaalka Soomaaliya.
(June 29, 2017)
M_M_Deeq Halgan.net
Shirka Golaha Wasiiradda Puntland oo Looga Hadlay Arrimaha Kala Ah Amniga, Ansixinta Heshiiska Dekadda Boosaaso, Dastuurka DFS Iyo arrimo Kale.
(June 29, 2017)
M_M_Deeq Halgan.net
Nadwo diini ah oo caawa ka bilaabatay degmada Waciye ee gobolka Karkaar
(June 28, 2017)
Boosaaso:-Waxaa caawa ka bilowday degmada Waciye ee gobolka Karkaar ee Puntland nadwo cilmiyeed diini ah oo sanadkii mar walba la qabto gaar ahaan xagaaga waxaan Nadwadaan cinwaan looga dhigay الع
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shir guddoomiyey kulanka guddiga Amniga Badaha
(June 28, 2017)
Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyey kulanka guddiga amniga Badaha, kaas oo looga hadlayay arrimo dhowr ah oo la xiriir
Waraysi Taliyaha Saldhigga Qandala Gaashaanle Axmed Cali Jire: Daacish iyo Saameynta Deegaanka.[Dhagayso]
(June 28, 2017)
Qandala:- Gaashaanle Axmed Cali Jire oo ah Taliyaha saldhiga booliska degmada Qandala ee gobolka Bari oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa waxaa uu uga waramay kooxda Daacish oo uu sheegay
Al-Shabaab oo ku Raad Joogta Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur.[Dhagayso]
(June 28, 2017)
Bakool:-Wararka ka imanaya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in maleeshiyada ururrka Al-Shabab ay ku dhowaadeen deegaan ay ku tuhunsan yihiin inuu ku sugan yahay Mukhtaar Roobow Abu Mansuur. Abu Mansuur ay

Next Page »