Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku Qaabilay Qunsulka Dalka Hindiya ee Soomaaliya.[Masawiro]
(June 2, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 02 June 2017 xafiiskiisa kuqaabilay wefti ka socdey safaarada Hindiya ee Soomaaliya oo uu hogaaminayey qunsulka dalk