Golaha wasiirada Puntland oo War-murtiyeed ka soo saaray Dagaalkii ka dhacay Tuulada Af-urur ee degaanka Galgala
(June 8, 2017)
Garoowe:-Shirkii Gollaha Wasiiradda Puntland ee khamiislaha ahaa ayaa maanta waxaa looga hadlay hadlay dagaalkii saaka ah ku dhexmaray Ciidamadda Dowladda Puntland iyo ururka Al-shabaab kana dhacay tu
Gal-Mudug oo cambaareysay weerarkii ka dhacay deegaanka Af-urur
(June 8, 2017)
Cadaado:-Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay war saxaafadeed ka soo soortay dagaalkii ay Al-shabaab ku qaadeen saldhig ay ciidanka Puntland ku lahaayeen deegaanka Af-urur ayna ku dileen askar ku
Madaxweyne Farmaajo “Waan ka daba tageynaa, waana ka guuleysanaynaa argagixisada”
(June 8, 2017)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee ay kooxda argagaixisada ah e Al shabaab ay ku qaadeen xarun
Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland oo ka hadlay dagaal ka dhacay deegaanka Af-urur [Dhagayso]
(June 8, 2017)
Garoowe:- Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyey dagaal saaka aroortii ka dhacay deegaanka Af-urur oo dhexmaray ciidanka dowladda Punt