Madaxweynaha Puntland oo Ka Gayb Galay Gunaanudka Tartanka Quraanka Kariim Ka ah ee Heer Puntland.[Masawiro]
(June 18, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 18 June 2017 ka qayb galay gunaanudka tartanka Quraanka Kariim ah ee heer Puntland oo lagu soo xidhay Masjidu Huda e
Dowlada Norwey ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliga ah gaar ah midka Diblomaasiga ah
(June 18, 2017)
Norwey:-Dowlada Norwey ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Baasaboorka Soomaliga ah gaar ah midka Diblomaasiga ah oo ay qaataan Madaxda Dowlada iiyo Siyaasiyiinta. Dabayaaqada Sanadkan ayaa waxa
Boqortooada Saldanada Cumaan ayaa deeq raashin ah soo gaarsiisay dadka tabaalaysan ee ku nool magaalda Garoowe.[Masawiro]
(June 18, 2017)
Garoowe:-Deeqdaan oo iskugu jirtay Raashinka Noocyadiis kaladuwan Sida Bur/Bariis/Sonkor/Saliid/Timir Iyo Caano Ayaa Imaanaysa Xili dadkaan lagaarsiiyay Ay baahi Weyn U qabeen. Ma ahan Markii ugu hora
Ra’iisul wasaaraha oo xalay kormeer ku tagey qeybo kamid ah degmooyinka Muqdisho[Masawiro]
(June 18, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyo Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad-sugidda ayaa xalay kormeer ay u kuurgalayeen qaabka ay xil