Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shaacisey in Madaxii Sirdoonka Al-Shabaab ee G/Benaadir la soo qabtay
(June 19, 2017)
Muqdisho:- Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay howlgal laga sameeyey qeybo kamid ah Suuqa weyn ee Baaraka in lagu soo qabtay Madaxii Amniyaadka Kooxda Al-Shabaab ee gobolka Banaadir C/wahaab
Madaxweynaha Puntland oo Lacag Ku Wareejiyey Labada Guddi ee Dhismaha Airport ka Garoowe iyo Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo.[Masawiro]
(June 19, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 June 2017 ku wareejiyey Saddex Milyan Iyo Shan Boqol oo Kun oo Dollar labada Guddi ee mashaariicda   Airport  ka Garoo
Wasiir Xoosh oo xafiiskiisa shir kula yeeshay Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka
(June 19, 2017)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa maanta xafiiskiisa kula shiray Gudoomiyaha Guddiga Madaxbanaan ee Doorashooyinka Xaliima Ismaaciil Ibraahim, wax