Ra’iisul Wasaaraha DFS Khayre oo si kulul u cambaareeyey Qaraxii lala beegsaday xarunta degmada Wadajir
(June 21, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si kulul u cambaareeyey falkii argagaxisada ay ku bartil-maameedsadeen dad rayid ah oo ku sugnaa xarunta de
Heshiis ay magaalada Gaalkacyo ku wada gaareen masuuliyiinta Gobolka Mudug ee Gal-Mudug iyo Puntland
(June 21, 2017)
Gaalkacyo:-Masuuliyiinta Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa ay ku wada gaareen Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug Heshiis is Afgarad ah oo ka kooban dhowr qodob,waxaana Heshiiska ugu muhiimsan