Wasiirka Amniga JFS oo Ka hadlay Qarax lala eegtay Saldhigga degmada Waaberi.
(June 22, 2017)
Muqdisho:-Wasiirka Amniga Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow oo la hadlay saxafadda ayaa waxaa uu cambaareeyey qarax maanta ururka Al-shabaab ay la beeg sadeen saldhiga degmada Waaber
Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka oo ka warbixiyay socdaal ay ku tegeen Garoowe.[Masawiro]
(June 22, 2017)
Muqdisho:-Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka oo ka warbixiyay socdaal ay ku tegeen Garoowe iyo kulamo kala duwan oo ay la qaateen masuuliyiinta kala duwan ee Puntland iyagoona ka wada hada
Shirka Golaha Wasiirada oo lagu ansixiyey Sharciyada Isgaarsiita iyo La Dagaalanka Musuqmaasuqa
(June 22, 2017)
Muqdisho, 22 June 2017 —-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kh
Shirka Golaha Wasiiradda Puntland oo Looga Hadlay Arrimaha Amaanka, Doorashooyinka Puntland, Dastuurka DFS iyo Arrimo Kale.
(June 22, 2017)
[nggallery id=2216] M_M_Deeq Halgan.net
Xiliga Uu Furmayo Kalfadhiga 2aad Ee Golaha Shacabka Oo La Go’aamiyey
(June 22, 2017)
Muqdisho:-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku go'aamiyeen xiliga uu furmayo Kalfadhiga 2aad ee Golaha