Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ku dhawaaqay Inay Berri Ciid tahay Shacabkana Hambalyo U Diray.[Dhagayso]
(June 24, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa 24 June 2017 shaaciyey in maalinimada berrito 25 June 2017 ay tahay ciid, hanbalyona u diray ummada Muslim ka ah iyo
Maamulka iyo Wariyaasha Halgan.net oo Dhamaan bulshada Soomaaliyeed u diraya Hambalyo ku aadan Ciida
(June 24, 2017)
Garoowe:-Maamulka iyo dhamaan wariyaasha Halgan.net ayaa waxaa ay ugu hambalyeynayaan umada Islaamka gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabada Ciidul Fidriga. Waxaa alle uga baryeynaa in dhamaan U
Ra’iisul Wasaare Xasan Khayre “Waxaan rajaynayaa in farxadda ciiddu ay adkayso midnimada iyo walaaltinimada dadka Soomaaliyeed”
(June 24, 2017)
Muqdisho, 24 June 2017…..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dhammaan shucuubta kale ee Muslimiinta adduunka ugu hambalyeeyey m
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Uganda oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah.[Masawiro]
(June 24, 2017)
KAMPALA, 23ka Juun 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa caawa kulan ku yeeshay magaa
Mukhtaar Rooboow oo dowladda Maraykanka ka saartay liiska wax loogu yeero argagixisada.[Dhagayso]
(June 24, 2017)
Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Mareyknaka ayaa shaley ku dhawaaqdey in ay ka saartey liiska dadka lacagta hore ay u dul-dhigtey kuxigeenkii Alshabab, Muqtaar Roobow Abu Mansoor oo wayadanba si gaar ah