Madaxweynaha JFS Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ku baaqay Midnimo Soomaaliyeed.[Daawo]
(June 26, 2017)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta waxaa uu ubax dhigay Taalada Darjirka Dahsoon, ee magaalada Muqdisho xili manta ay ku beegan tahay 26-ka June
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Gaas oo Shacabka Soomaliyeed Ugu hanbalyeeyey Xuska Qaran Ee 26 June.
(June 26, 2017)
Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland oo Radio Daljir uga waramay Dagaal ka dhacay tuulo ka tirsan degmada Qandala.[Dhagayso]
(June 26, 2017)
Qandala:-Taliyaha Guud ee Ciidanka Daraawiishta Puntland, Jen. Siciid Maxamed Xirsi ‘Siciid Dheere’, oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa waxaa uu uga waramay iska horimaad hubaysan oo