Hay’adda HARO oo magaalada Garoowe Iyo Dangoroyo ku ciidsiisay ilaa 150 Agoon ah.[Masawiro]
(June 27, 2017)
Garoowe:-Waxaa Masjidka weyn ee Al-huda ka dhacay gudoonsiin lacag la guddoon siiyay carruurta agoonta ah ee ku sugan magaalada Garowe , barnaamijkan ayaa waxaa la qabtaa , labada cidood ee Fidriga iy