Dowlada Norwey ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Baasaboorka Soomaaliga ah gaar ah midka Diblomaasiga ah

June 18, 2017 - Written by Editor
Norwey:-Dowlada Norwey ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Baasaboorka Soomaliga ah gaar ah midka Diblomaasiga ah oo ay qaataan Madaxda Dowlada iiyo Siyaasiyiinta. Dabayaaqada Sanadkan ayaa waxaa ay dowlada Norwey Soomaliya u soo direysa quburo heer caalami ah oo arko doona habka lagu bixiyo Basaboorka Shaqaalaha ee ( Service Passport ) iyo basaboorka shacabka ay qataan si ay dowlada norwey iagana u aqoonsato oo ay muwaadiniinta Soomaliyeed dal-ku galka uGu siiso
Agaasimaha guud Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaliya G/sare Maxamed Adam Koofi ayaa muddooyinki u damebyay waxa uu safari ku tagay qaar ka mid ah dalalka reer yurub oo uu kala hadlayay sidii ay u aqoosan lahayeen basaboorka Soomaliga ah.
Sidoo kale Agaasimaha Guud ayaa madaxda dowlada iyo dhamaan soomalida heysta Basaboorada Shisheeye ka codsatay in ay ku safraan basaboorka Soomaliga marka ay ku baxayaan magaca soomaliya ayna ka qeybgalayaan Shirarka Caalamka.
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online