Dowladda Federalka Soomaaliya oo cadaysay Mowqifkeeda ku aadan Khilaafka Carabta iyo Qadar.

June 7, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxaa ay cadaysay mowqifkeeda ku aadan Khilaafka u dhexeeya dowladdaha carabta waxaan dowladda Soomaaliya ay cadaysay in ay muhiim tahay in khilaafk jira lagu dhameeyo wada hadal iyo is faham iyadoo la kaashanayo Ururka Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka”.

Hoos ka eeg warsaxaafeedka ay soo sareen dowladda Federaalka Soomaaliya


A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online