Golaha wasiirada Puntland oo War-murtiyeed ka soo saaray Dagaalkii ka dhacay Tuulada Af-urur ee degaanka Galgala

June 8, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Shirkii Gollaha Wasiiradda Puntland ee khamiislaha ahaa ayaa maanta waxaa looga hadlay hadlay dagaalkii saaka ah ku dhexmaray Ciidamadda Dowladda Puntland iyo ururka Al-shabaab kana dhacay tuulada Af-urur ee degaanka Galgala ee gobolka bari geystayna khasaaro weyn.War-murtiyeed ka soo baxay shirka ayaa dowladu ku sheegtay in ciidamada Puntland ay iska caabiyeen weerarkaas, hase yeeshee Al-shabaab ay magaaladda ku dileen odoyaal madax-dhaqameedyo ah, Dumar iyo Caruur, taasi oo muujinaysa ayay yiraahdeen arxandarada kooxdaasi, waa sida ay hadalka u dhigeene.

Hoos ka eeg Warsaxaafadeedka ay ka soo saareen Puntland  dagaalkii ka dhacay deegnak Af-urur


 M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online