Maamulka Koonfur Galbeed oo Ciidamo u gurmad ah u diray Mukhtaar Roobow Cali Abu Mansuur.[Dhagayso]

June 30, 2017 - Written by Editor

Bakool:-Maamulla Koonfur Galbeed ayaa maanta ciidamo u diray gobolka Bakool si ay gacan u siiyaan Mukhtar Roobow Abu-Mansoor oo ku sugan gobolkaasi. Arrintan ayaa timid kadib markii maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ay ku dhawaadeen deeggaanada uu Roobow ku sugan yahay. Abu Mansuur ayaa dhowaan laga saaray liiska shaqsiyaad si weyn ay u doonaysay dawladda Maraykanka, ayada oo lacag madaxiisa la dul dhigay dib looga laabtay.
Hoos ka Dhagayso Weriyaha VOA ee Baidoa Mukhtar Catoosh ayaa Caasho Cuud uga warramay arrimahan.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online