Madaxweynaha Dawladda Puntland oo magacaabay Wasiiro, Wasiiro kuxigeeno iyo Wasiiru dowlayaal cusub

June 5, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 05 June 2016 Xafiiskiisa kasoo saaray digreeto xeer Madaxweyne Lr. 55 June 05, 2017, digreeto ayaa waxaa lagu magacaabay Wasiiro, Wasiiru Dowleyaal iyo Wasiiro Ku Xigeeno.

Hoos ka Akhriso digreeto Madaxweynaha Dawladda Puntland uu ku magacaabay Wasiir, Wasiiru Dowlayaal iyo Wasiiro ku xigeeno.


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online