Nadwo diini ah oo caawa ka bilaabatay degmada Waciye ee gobolka Karkaar

June 28, 2017 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxaa caawa ka bilowday degmada Waciye ee gobolka Karkaar ee Puntland nadwo cilmiyeed diini ah oo sanadkii mar walba la qabto gaar ahaan xagaaga waxaan Nadwadaan cinwaan looga dhigay العلم فريضة شرعية وضرورة عصرية. Nadwada sannadkan waxaa ka soo qayb galay culumada ugu waaweyn deegaanada Puntland oo ay ka mid yihiin:-
1. Sh.Maxamed Macalin Axmed
2. Sh.c\raxman Bukhaari
3. Dr.Maxamud Sh.Cusman (diyeeshe)
4. Dr.Maxamed Fahiye Ciise
Waxaa caaway darsiga koowaad soo jeedinaaya Shiikh Maxamed Macalin axmed .Waxaa kale oo ka qayb galaaya guddomiyaha mu,asasada alminhaaj faraca gobolka bari Xasaan c/laahi Sh.xassan ,Nadwadan waa nadwadii todobaad waxaana soo diyaariyey Mu,asasada al-minhaaj faraca gobolka bari.

Mu,asasada al-minhaaj
Boosaaso, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online