Shuruudaha Iyo Axkaamta Sakaatul Fitriga Sh Maxamuud Xaji Yusuf.[Daawo Video]

June 25, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Mu’asasada Alminhaaj Ee Dacwada Iyo Horumarinta Arimaha Bulshada waxay Bulshada Somaliyed u soo Diyaarisay Muuqaal ay kaga bogan karaan Barashada Iyo Habka Guud ee loo bixinayo Sakaatul Fitriga . Sh Maxamud Xaaji Yusuf ayaa si qota dheer uga Jawaabay Islamarkaana ka shaafiyo Boqolaal Muslimiin ah Ku tukaday Masjidka Xaaji Cali ee Magaalada Garowe Su’aalo Kusaabsan Sakaatul Fitriga. Sheekhu waxaa Uu dadweynaha U sharaxay Cidda la siinkaro /Cidda ay ku waajibtay In ay Bixiaan/Waqtiga La bixinayo iyo waliba Su’aala kale oo Muhiim ah .

Hoos ka Daawo Sh Maxamuud Xaaji Yusuf oo ka hadlay Sakatul Fitriga

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online