Waraysi Taliyaha Saldhigga Qandala Gaashaanle Axmed Cali Jire: Daacish iyo Saameynta Deegaanka.[Dhagayso]

June 28, 2017 - Written by Editor

Qandala:- Gaashaanle Axmed Cali Jire oo ah Taliyaha saldhiga booliska degmada Qandala ee gobolka Bari oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa waxaa uu uga waramay kooxda Daacish oo uu sheegay in ay dhib ku hayaan dadka shacabka ah isagoo xusay in dad ka soo jeeda deegaanka ay gacan siinayaan. Taliyaha saldhiga Booliska degmada Qandala ee gobolka Bari Taliyaha saldhiga Booliska degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa ugu baaqay madaxda Puntland in ay si deg deg ah ay uga hortagaan kooxda Daacish si aysan u dhibaatayn dadka shacabka ah.

Taliyaha saldhiga Booliska degmada Qandala ee gobolka Bari Taliyaha saldhiga Booliska degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa ugu baaqay maamulka Gobolka Bari iyo kan degmada in shacabka abaabulaan si ay uga hortagaan khatarta iyo abaabulka ay wadaan kooxda Daacish.

Hoos ka Dhagayso Taliyaha saldhiga Booliska degmada Qandala ee gobolka Bari oo u waramay Radio Daljir

[audio: https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/06/Taliyaha-Saldhiga-Booliska.mp3]

Halakaan ka Dhagayso Taliyaha-Saldhiga Booliska

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2017
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online