Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha Garoowe (Masawiro)
(July 31, 2017)
Madaxwyenaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 31 July 2017 soo kormeeray gigida diyaaradaha Garoowe oo dhismihiisu gebogebo marayo. Kormeerkan ayaa waxaa Madaxweynaha k
Maxkamadda Sare ee Ciidamada oo dil ku xukuntay ninkii dilay Wasiirkii hawlaha guud
(July 31, 2017)
Muqdisho:-Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku xukuntay nin lagu eedeyey inuu ka dambeeyay dilkii loo gaystay Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji Wasiirkii hawlaha gu
Madaxweyne Koonfur Galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda
(July 30, 2017)
Baydhabo:-Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Goor dhow isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada waxaana ka muuqda wasiiro cusub . [ngg_images source="galle
Qarax ka dhacay inta u dhexeysa Saldhigga Waabari iyo Hotelka Maka Al-Mukarama
(July 30, 2017)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax culus uu ka dhacay inta u dhaxeysa Saldhigga Degmada Waabari iyo Hotelka Maka Al-Mukarama waxaana goobta ay ahayd mid aad u mashquul
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe Kulan Kula yeeshay Madaxa Xafiiska Hay’adda SSF Ee Bariga iyo Badhtamaha Africa.
(July 30, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 30 July 2017 ku qaabilay qasriga Madaxtooyada Garoowe wefti uu hogaaminayo Madaxa xafiiska hay’adda SSF ee bariga iyo badht
Haweenay Kiristan ah oo Kiniisad ka furtay Hargeisa! (Horn Cable TV Daawo)
(July 29, 2017)
Magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland waxaa lagu qabtay kulan ay kasoo qeyb galeen tiro Ajaanib ah iyo sidoo kale arday iyo aqoonyahano Soomaali ah waxaana looga hadlay qaabka loo sameyn karo mutad
Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Sheekh Dr Adan Sh CAli Saalax (Daawo)
(July 28, 2017)
Nairobi:-Waxaan idinka soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha Masjidka Abu Bakar ee magaalada Nairobi waxaana Khudbada jeediyey Sheekh Dr Adan Sh CAli Saalax waxaana uu khudbadiisa uga hadlayNoqo Mid khay
Xubin Cusub oo ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Puntland oo maanta la dhaariyey
(July 27, 2017)
Garoowe:-Qasriga Madaxtooyadda Dawladda Puntland ayaa maanta 27 July 2017 lagu dhaariyey xubin katirsan guddiga doorashooyinka Puntland oo dhowaan Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed
Ra’iisul Wasaaraha oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD Dr. Maxamed Cali Guyo
(July 27, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Dr. Maxamed C
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shacab iyo madax Kala Qeyb galay Maalinta Ololaha Nadaafada.[Masawiro]
(July 27, 2017)
Muqdisho:-Maalinta Ololaha Nadaafadda ee khamiista ugu dambeysa bil walba oo uu horey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u go’aamiyey, ayaa maanta si weyn looga xusay Caasimadda dalka, waxaana isu

Next Page »