Ciidamada PSF ee Puntland oo howlgalo ka fuliyey buuraleyda Galgala
(July 7, 2017)
Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in Ciidamada PSF ay howlgalo balaaran ka fuliyeen Buuraha Galgala waxaana ay howlgaladaas khasaaro ugu geysteen kooxda