Nadwadii ka socotay Magaalada Carmo oo la soo gabagabeeyey (Baaq+Masawiro)
(July 19, 2017)
Waxaa magaalada Carmo lagu soo afmeeray nadwo cilmiyeed ku saabsanayd midnimada ummada, nadwadaas oo ay soo qabanqaabisey mu’asasada Al minhaaj ee dacwada iyo horumarinta faraca gobolka ayaa socotay
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Maanta Kulan Layeeshay Madaxa Hay’adda INSO Soomaaliya Iyo Madaxa Hay’adda UNSOM Puntland.[Masawiro]
(July 19, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 19 July 2017 Qasriga madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Madaxa hay’adda INSO ( international NGO safety Organization