Wasiir Xoosh iyo wafdi uu hogaaminayo oo la kulmay Madaxweynaha iyo Baarlamaanka Jubbaland.[Masawiro]
(July 23, 2017)
Kismaayo:-Wafidi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa waxa ay la kulmeen Madax weynaha Dawlad Goboleedka Jubbal
Al Minhaaj iyo Wasaarada Cadaalada oo Soo Dhaweeyey Ardaydii Puntland Uga qayb gashay Tartanka Qur’aanka (Masawiro)
(July 23, 2017)
Mu’asasada AlMinhaaj iyo Wasaarada Cadaalada ayaa soo dhaweyn u sameeyey oArdaydii Puntland Uga qayb gashay Tartanka Qur’aankaee lagu qabtay magaalada Muqdisho ,Soo dhawayntaan oo ahayd mid balaar