Mu’assada Al-Minhaaj ee degmada Galdogob ee Gobolka Mudug oo daahfurtay Barnaamijka Wacyigelin ah.[Masawiro]
(July 24, 2017)
Galdogob:-Mu'assada Al-Minhaaj ee magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa saaka si rasmi ah u daah furtay Barnaamijka Wacyigalinta iyo Nashaadaadka Xagaaga 2017, qaybtiisii ugu horaysay ee siminaarad
Ciidamada Puntland oo ku qabtay gobalka Sanaag xubno ka tirsan Kooxda Daacish
(July 24, 2017)
Ciidamada Ammaanka maamulka Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen 10 qof oo looga shakisan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxda Daacish waxaana laga qabtay xubnahaas degaanka Cawsane ee gobolk
Culumada Soomaaliyed oo Bayaan ka soo saaray xadgudubyadda Yahuudu ku hayaan Shacabka reer Falastiin.[Masawiro]
(July 24, 2017)
Muqdisho:-Kulankaan oo ay iskugu yimaadeen magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya Culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa ku Cambaareeyeen dhibaatooyinka iyo xadgudbyada baahsan oo ciidanka Israil ay ku
Ra’iisul Wasaare Khayre “Yeddediillo ayey na gelineysaa horumarka dhanka amniga ah ee aad ka sameyseen caasimadda”[Masawiro]
(July 24, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa galabta kormeer shaqo ku tagey qaar kamid ah xarumaha ciidamada Dawladda ee magaalada Muqdisho. Ra