Xubin Cusub oo ka tirsan Guddiga Doorashooyinka Puntland oo maanta la dhaariyey
(July 27, 2017)
Garoowe:-Qasriga Madaxtooyadda Dawladda Puntland ayaa maanta 27 July 2017 lagu dhaariyey xubin katirsan guddiga doorashooyinka Puntland oo dhowaan Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed
Ra’iisul Wasaaraha oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD Dr. Maxamed Cali Guyo
(July 27, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Dr. Maxamed C
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shacab iyo madax Kala Qeyb galay Maalinta Ololaha Nadaafada.[Masawiro]
(July 27, 2017)
Muqdisho:-Maalinta Ololaha Nadaafadda ee khamiista ugu dambeysa bil walba oo uu horey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre u go’aamiyey, ayaa maanta si weyn looga xusay Caasimadda dalka, waxaana isu
Madaxweynaha Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe kulan kula yeeshay Guddiga Dhismaha Waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo.[Masawiro]
(July 27, 2017)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 July 2017 kulan kula yeeshay qasriga Madaxtooyada Garoowe guddiga dhismaha waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo. Kulankani ayaa w