Al Minhaaj iyo Wasaarada Cadaalada oo Soo Dhaweeyey Ardaydii Puntland Uga qayb gashay Tartanka Qur’aanka (Masawiro)

July 23, 2017 - Written by Editor

Mu’asasada AlMinhaaj iyo Wasaarada Cadaalada ayaa soo dhaweyn u sameeyey oArdaydii Puntland Uga qayb gashay Tartanka Qur’aankaee lagu qabtay magaalada Muqdisho ,Soo dhawayntaan oo ahayd mid balaaran islamarkaana ay ka soo qayb galeen Madax ka socotay Wasaarda Cadaalda /Mu’asasada Al-Minhaaj Gobolka Nugaal/ Culima Aw diin iyo waaridiin ayaa ka dhacaday Goroonka Diyaaradaha Ee Kanoco Oo ku yaal duleedka Garoowe.

Ardaydaan oo dhamayd 3 wiil islamarkaana ka qayb gashay Tartanka Qur’aanka heer Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxay  hoyiyeen guulo muhiim ah iyogoo galay Qaybo ka mid ah kaalimaha sare.
Gudoomiyaha Mu’asasada Al-Minhaaj Sh Mukhtaar Axmed Faarax ayaa Goobta soo dhawanta ka sheegay in minhaaj ahaan ay aad ugu faraxsan yihiin soo dhawantaan qiimaha badan waxaayna mudan yihiin in sidaan iyo si ka sii wanaagsan loo soo dhaweeyo Ayuu Yiri.

Ismaaciil Xaaji Cabdi oo kasocday wasaraada Cadaalada Dowlada Puntland ayaa isna dhan kiisa soo dhawayntaan ka jeedshay khudbo qiimo badan waxaana uu sheega in loodiyaariyay ardaydaan in ay soo dhaweeyaan Mas’uuliyiin heer Wasiiro ah balse Aysan suurtagalin .

Nuur Jaamac Aadan
Halgan Garowe

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online