Arday ka soo qayb gashay Tartan Quraan oo ka dhacay Muqdisho oo lagu soo dhaweeyey Garoowe.[Masawiro]

July 22, 2017 - Written by Editor

Garoowe:- Masuuliyiin ka socda Al-minhaaj iyo wasaaradda Cadaalada Puntland ayaa soo dhawayn balaadhan u sameeyey Ardaydii Puntland uga qayb gashay Tartanka Qur’aanka Soomaaliya. waxaan xafladaan ka soo qayb galay Madax kala duwan oo ka socotay Wasaarda Cadaalda /Mu’asasada Al-Minhaaj Gobolka Nugaal, Culima Aw diin iyo waaridiin waxaan soo dhaweyntu ka dhacday Goroonka Diyaaradaha ee Kanoco oo ku yaal Duleedka magaalada Garoowe.

Ardaydaan oo dhamayd 3 wiil islamarkaana ka qayb gashay Tartanka Qur’aanka Heer Somali oo lagu qabtay Magaalada  Muqdisho waxay kasoo hoyiyeen guulo muhiim ah iyogoo galay Qaybo ka mid ah kaalimaha sare.

Gudoomiyaha Mu’asasada Al-Minhaaj Sh Mukhtaar Axmed Faarax  ayaa Goobta soo dhawanta ka sheegay in Minhaaj ahaan ay aad ugu faraxsan yihiin soo dhawantaan qiimaha badan waxaayna mudan yihiin in sidaan iyo si ka sii wanaagsan loo soo dhaweeyo.

Ismaaciil Xaaji Cabdi oo ka socday wasaraada Cadaalada Dowlada Puntland ayaa isna dhan kiisa soo dhawayntaan k ajeedshay khudbo qiimo badan waxaana uu sheega in loo diyaariyay ardaydaan in ay soo dhaweeyaan Mas’uuliyiin heer Wasiiro ah balse  Aysan suurtagalin .

Nuur Jaamac Aadan
Halgan Garowe

 

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online