Diyaarada Air Arabia oo Duulimaad ka Bilowday garoonka diyaaradaha Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa.[Video]

July 4, 2017 - Written by Editor

Hargeysa:-Shirkadda duliimaadka ee Air Arabia ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u bilow dey duulimaadkeedi ugu horeeyey garoonka diyaaradaha Cigaal International Airport ee magaalada Hargeysa ee xarunta S/land. Xafladda Daah furka duulimaadkan cusub ee Air Arabia ayaa waxaa ka qayb galay Madax kale oo ka tirsan dowladda S/land oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka S/land Cabdiraxmaan Saylici iyo madax ka socotey shirkadda Air Arabia.
Hoos ka Daawo Air Carabiya oo Daah-furtay Duulimaadkeedii Hargeisa !

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online