Khudbadii Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabulaahi Farmaajo uu ka jeediyey Xuska 1 Luuliyo.[Video]

July 1, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed  Cabulaahi Farmaajo ayaa xalay khudbad ka Jeediyay Munaasabad si wanaagsan loo soo agaasimay oo lagu xusayey 1-da Luulyo. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamed C/aahi Farmaajo ayaa waxaa khudbadiisa uga hadlay arrimo fara badan waxaan uu aad ugu dheeraaday halgankii ay soo mareen dhalinyaradii SYL oo halgan dheer u soo galay xorinimada Soomaaliyeed.
Hoos Ka daawo khudbadii Xuska 1 Luulyo uu ka jeediyey Madaxweyne Maxamed Farmaajo

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online