Madaxweynaha Puntland oo aqbalay go,aanka baarlamanku ku kala direy Golaha Wasiirada (Dhageyso)

July 18, 2017 - Written by Editor

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali “Gaas” ayaa aqbalay go,aankii maanta baarlamanka Puntland ku kala direy golllaha xukuumada ee Puntland , wuxuuna sheegay in go,aanka baarlamaanka uu yahay mid dustuuriya .

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in uu soo dhsi doono gola Wasiiro wuxuuna sheegay in uu la tashan doono madaxweyne ku xigeenka Puntland  wuxuuna baaq u diray shacabka isaga oo ugu baaqay in ay la shaqeeyaan ciidanka amaanka Puntland .

Waa markii ugu horeysay taariikhda oo ay ka dhacdo Puntland in baarlamankeedu kala diro Gollaha Xukuumadda waxaana golaha wasiirada lagu dhaliilay in ay wax ka qaban waayeen howlihii loo idmada gaar ahaan amaanka iyo bixin mushaarooyinka.

Hoos ka Dhageyso shirka jaraa,id ee Madaxweyne Gaas uu ku qabtay madaxtooyada Puntland ee Garoowe

 

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online