Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalooyinka Mataanaha ah ee St Paul iyo Minneapolis.[Video]

July 13, 2017 - Written by Editor
Minneapolis:-Masjidka As-Sunnah Islamic Center, Wuxuu Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Magaalooyinka Mataamaha ah St.Paul/ Minneapolis iyo magaalooyinka ku hareeraysan Ku marti galinayaa inay ka soo qayb galaan Xaflad lagu daah furaayo Qaybtii labaad ee Masjidka As-Sunnah oo dhismihiisii la soo gabo gabeeyay. 

Hoos Ka Daawo ogeysiiska Muhiimka Ah ee ku socda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalooyinka Mataanaha ah ee St Paul iyo Minneapolis

 
Maalintu Waa :- Sabti July 29,17. 
Goobtu waa :- 373Pedersen St.St.paul, MN 55119
Saacadu Waa :  7:00pm 

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
« Jun    
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online