Ogeysiis Qandaraas Bixin Dhismo Goob Ganacsi Ee VALUE CITY (Akhriso)

July 18, 2017 - Written by Editor

Waxaa la wargelinayaa bulshadda Soomaaliyeed ee ku nool Dibedda iyo Guddaha ba in la bixin doono Qandaraas dhismo iyo dib u habeyn goob loo qorsheeyey Shopping Mall, School, and Recreational Center. Goobtaas oo ah hanti ay leeyihiin bulshadda ku nool magaaladda Columbus oo bedkeedu yahay 485,000 SQ kuna taal faras magaalaha magaaladda Columbus ayaa lagu boorinayaa ciddii danaynaysa in ay u soo tartamaan ugu dambeyn July 31, 2017.

 Wixii faahfaahin ah iyo nidaamka  habraaca tartamayaasha looga baahan doono waxaa lagala soo xidhiidhayaa Guddiga Qandraas Bixinta iyo Hirgelinta mashruuca oo ah:

  1. Ahmed Yamani @ +1614-804-0819 AMA
  2. Mohamud Ahmed @ +1614-592-9150

Halgan.net
Columbus, ohio

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online