Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur oo ku geeriyooday magaalada Mecca

July 6, 2017 - Written by Editor

Mecca:-Waxaan halkaan Tacsi ugu direynaa dhamaan umada Soomaaliyeed iyo gaar ahaan eheladii uu ka geeriyooday Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur oo ku geeriyooday magaalada barakeysan ee Mekkah Al-Mukaramah.

Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur ayaa ahaa caalim weyn oo si weyn looga yaqaan dalka Soomaaliya wuxuuna mudooyinkii ugu danbeeyey ku noolaa magaalada Mecca .

Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur ayaa waxaa alle uga baryeynaa inuu alle janatul firdowsa geeyo ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna uu ku arzuqo sabar iyo iimaan .

Shabakada wararka Halgan.net iyo dhamaan shaqaalaheeda waxay tacsi gaara u dirayaan culumada Soomaaliyeed iyo ehelkii uu ka geeriyooday Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur.

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta taariikh nolaleedkii Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur hadii alle
idimo .إنا لله وانا إليه راجعون، إن لله ما اخذ وله ما أعطى، اللهم اغفر له وارحمه وعافه واعف عنه، ووسع مدخله، وارفع درجته في المهديين

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online