Shirkii Golaha Xukuumadda Puntland oo Looga Hadlay Qodobo Muhiim Ah.

July 6, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweyne kuxigeenka Dawladda Puntland Eng. Cabdixakiim Xaaji Cabdullaahi Cumar Camey, ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Nabadgelyada dalka, La xisaabtanka Hay’adaha Soo Saara Warbixinada, Raadkii ay abaaruhu ku reebeen Gobolada Puntland, Dagaalka ay Kooxda Al-shabaab ku Hayaan Lacagta Shilin Soomaaliga ah iyo Warbixino.

Xafiiska Warfaafinta, Wacyi-gelinta, Hiddaha iyo Dhaqanka ee Madaxtooyada Dawladda Puntland.

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online