Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug Aadan Nuur Qaal oo laga waraystay dilal ka dhacay magaalada Gaalkacyo.[Dhagayso]

July 2, 2017 - Written by Editor

Gaalkacyo:-Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug Aadan Nuur Qaal oo ka hadlay dilal kja dhacay magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa uu ka hadlay dilal dhowr ah oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo waxaan uu xusay in howl galo ay wadaan ciidanka isagoo ka codsaday dadweynaha in ay la sdhaqeeyaan laamaha amniga Gobolka Mudug. Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug Aadan Nuur Qaal ayaa waxaa uu waraysi uu siiyey Radio daljir waxaa uu xusay in kooxdii huansaynay ee dilalka geystay ay u baxsadeen Koonfurta Gaalkacyo xiririr ay la sameeyeen dhinac Maamulka Gal-Mudugna ay sheegeen in ay ka hawl gali doonaa in ay soo qabtaan danbiilayaasha dialalka ka geystay Waqooyiga Gaalakacyo.

Hoos ka Dhagayso waraysiga uu Taliyaha Qaybta Gobolka Mudug Aadan Nuur Qaal uu siiyey Radio Daljir

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2017/07/Aadan-nuur-qaal.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2017
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online