Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland oo la dhaariyey 38 Ka Mid ah (Masawiro)
(August 7, 2017)
Waxaa Maanta gelinkii danbe 07 August 2017 lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyada Garoowe 38 Wasiir, Wasiirru Dawlayaal iyo Wasiir Ku-xigeeno oo kamid ah golihii Wasiirada Dawladda Puntland ee maanta Mad
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Golaha Cusub Ee Xukuumadda Puntland.
(August 7, 2017)
Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxwyenaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas Xeer Madaxweyne Lr.45 August 06, 2017 ayaa lagu magcaabay Golaha cusub ee Xukuumadda Dawladda Puntland.