Raisulwasaaraha DFS oo magacaabay wasiirka wasaaradda Howlaha Guud
(August 22, 2017)
Ra’iisul wasaaraha JFS Xasan Cali Khayre ayaa galabta magacaabay wasiirka wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Dalka, kaas oo buuxin doona booskii alaha u naxariisto wasiirkii hore Cabaas Cabdul