Laamaha Amaanka ee Muqdisho oo Fashiliyey Qarax Khaasaro badan Geysan lahaa (Daawo)
(August 27, 2017)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in laamaha amaanka ee magaalada Muqdisho ay fashiliyeen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la soo dhigay meel u dhow halka lagu maga