Baarlamanka HirShabelle oo Kalsoonida Kala Noqday Cali Cabdullaahi Cosoble.

August 14, 2017 - Written by Editor

Hiiraan:-Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xildhibaanada maamulka Hir-Shabelle ay kalsoonida kala noqdeen madaxweynihii maamulkaas Cali Cabdullaahi Cosoble.

76 xildhibaan oo kulankan ka qeyb galay, ayaa 68 ka mid ah waxay u codeeyeen mooshinka kalsooni kala noqoshada madaxweynaha oo horey baarlamanka loogu gudbiyay, halka ay lix xildhibaan ka soo horjeesteen, labana ay ka aamuseen.

Kulanka Cosoble xilka looga qaaday, oo loo diiday wariyeyaasha inay goob joog ka noqdaan, ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee magaalada Jowhar oo ah isla halkii lagu doortay madaxweynenimada.

Warbixintan waxaa Beledweyne nooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2017
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online