Daawo Muxaadaraadkii laga jeediyey Nadwo Cilmiyeed oo lagu soo Afmeeray Qardho

August 9, 2017 - Written by Editor

Qardho:-Nadwo cilimiyeed lagu qabtay Masjid Cumar Binu Khadaab magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar ayaa sanadkan looga hadlay mowduuc balaaran oo loogu magac daray Diintu waa naseexo waxana nadwada sanadkan ka qaybgalay culumida ugu waawayn Puntland iyo guud ahaan Soomaliya.

Nadwo cilmiyeedkan oo socotay mudo sadex habeen ah ayaa waxa laga jeediyay muxaadarooyin kala duwan
Nadwada sanadkan 2017 waxa ka qaybgalay culimo ay ka mid yihiin.
1. Sh. Daahir Aw-Cabdi
2. Sh. C.naasir Xaaji Axmed
3. Sh. Xasan Maxamed Muuse (Sh Xasan Bookh)
4. Sh. C.raxmaan Bukhaari
5. Sh. Maxamed Axmed Faarax (Sh Dabiix)
6. Sh. Axmed Faarax Garaase
7. Sh. C.shakuur Aadan Faarax.

Waxaana looga hadlay muxaadaraadka arimaha kala ah.

1. Dacwadu waa Risaalada qof kasta oo muslim ah
2. Kafogaanshaha diinta islaamka iyo sababaha keena.
3. Fadliga wax ku bixinta wadada ilaahay.
4. Tarbiyada Caruurta.

[ngg_images source=”galleries” container_ids=”2266″ display_type=”photocrati-nextgen_basic_thumbnails

Hoos ka Daawo Dhamaan Muxaadaraadkii laga jeediyey Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho.

1. Dacwadu waa Risaalada qof kasta oo muslim ah Sh C/naasir Xaji Axmed

2-Kafogaanshaha diinta islaamka iyo sababaha keena. Sh C/raxmaan Bukhaari.

3-Fadliga wax ku bixinta wadada ilaahay.Sheekh Maxamed Axmed Faarax (Sh Dabiix)

4-Tarbiyada Caruurta Sheekh Cabdi Shakuur Aden

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta dhawaan Muxaadaraadka oo dhamaantood MP3 ah Inshalaah

Halgan.net
Qardho.

Leave a comment

*

Archives
August 2017
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online