Dagaal Dhex Maray Al-Shabaab iyo Abu Mansuur (Dhageyso)

August 9, 2017 - Written by Editor

Baydhabo:-Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal uu dhex maray maleeshiyada Al-Shabaab iyo kooxda taabacsan wadaadka horey uga goostay ee Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur.

Dagaalka ayaa xalay ka dhacay deegaanka Baano oo ka tirsan tuulada Abal, islamarkaana hoostagta degmada Xudur ee gobolka Bakool.

Qaar ka tirsan saraakiisha dowladda Soomaaliya ayaa VOA u sheegay inay ciidamo halkaasi u direen.

Wariyeheenna Caasha Ibraahim aadan ayaa wararkii ugu dambeeyay ee dagaalkaas warbixintan inooga diyaarisay.

VOA Somalia
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2017
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online