Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Garoowe ka Daah-Furay Mashruuca Xoojinta Caafimaadka Puntland ee 2017-2019.[Masawiro]
(August 30, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta 30 August 2017 magaalada Garoowe ka Daah-furay mashruuca xoojinta
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Sucuudiga Kulan Kulayeeshay Ammiir Suldaan Binu Nassar Binu Abdull-Aziz Al-Sucuudi.[Masawiro]
(August 28, 2017)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo guddashada wajibaad ka Xajka u jooga dalka Sucuudiga ayaa maagaalada Jidda ee dalkaaasi Sucuudiga kulan kula yeeshay Ammiir Suldaan Bi
Taliyaha Booliska Puntland oo ka hadlay Sababta Shaqada looga Joojiyay.[Video]
(August 28, 2017)
Garoowe:-Taliyaha ciidamada Booliiska Puntland Sareeyo Guuto Cabdiqaadir Faarax Erag oo la hadlay saxaafadda ayaa waxaa uu xusay in madaxweyne ku xigeenka Puntland uu shaqada ka joojiye maalintii shal
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo shaqada ka joojiyey Taliyihii Ciidanka Booliska Puntland.
(August 28, 2017)
Garoowe:-Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa shaqada ka joojiyey taliyaha Ciidamada Booliska Puntland. Cabdulqaadir Faarax Shire (EREG) ka dib dood ka dhal
Laamaha Amaanka ee Muqdisho oo Fashiliyey Qarax Khaasaro badan Geysan lahaa (Daawo)
(August 27, 2017)
Muqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in laamaha amaanka ee magaalada Muqdisho ay fashiliyeen gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la soo dhigay meel u dhow halka lagu maga
RW Ku Xigeenka oo xarigga ka jaray xarunta maamulka Internet-ka ee Hay’adaha DFS
(August 26, 2017)
Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta si rasmi ah u furay xarunta dhexe ee maamulka Internet-ka hay’adaha dowladda (Network Operations Center – NOC) ee Wa
Gudoomiyaha cusub ee Al-Minhaaj Gobalka Nugaal oo Xilkii la wareegay [Masawiro]
(August 25, 2017)
Garoowe:-Xafladaan oo ahayd mid uu xilka kula wareegayo Gudoomiyaha cusub ee Mu’asasada Al-Minhaaj faraceeda Gobalka Nugaal aya lagu qabtey Hool ka Macadka Maryama Bintu Cim raan ee Magalada Garowe.
Muxaadaraadkii laga jeediyey Mutamarkii Iskandinafiyanka ee lagu qabtay Örebro (Daawo)
(August 25, 2017)
Sweden:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Mutmarkii Iskandinefiyanka ee sanad laha ahaa waxaana sanadkan lagu qabtay dalka Sweden gaar ahaan magaalada Örebro. Mutamarka ayaa waxaa sanadkan uu cinwaanki
Shirka Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay Amiga, dhibaatadda Shillin Soomaaliga
(August 24, 2017)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Puntland ayaa waxaa maanta  looga hadlay Amiga, dhibaatadda ka taagan Shillin Soomaaliga ee ka taagan degaanada iyo gobalada Puntland iyo arrimo kale. [ngg_ima
Shirkii Golaha Wasiirada ee Xukuumada JFS oo looga Hadlay Arimo kala Duwan
(August 24, 2017)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha ku

« Previous PageNext Page »

Archives
August 2017
M T W T F S S
« Jul   Sep »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online