Qarax xoog leh oo ka dhacay Maqaaxi ku dhow Madaxtooyada Maamulka J/land

August 1, 2017 - Written by Editor

Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegay in goordhow uu qarax culus uu ka dhacay maqaaxi ku dhow xarunta madaxtooyada ee maamulka J/land waxaana qaraxa uu sababay dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa ayaa waxaa loo adeegsaday Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyay waxaana lagu qarxiyey Maqaaxi dad shacab ah ay ku sugnaayeen oo ku taalla Agaggaarka Madaxtooyada Jubbaland waxaa jira dhimasho iyo dhaawac.

Kooxda Al-Shabaab ayaa qaraxyada iyo weerarada ay qaadayaan dan ka lahayn dhimashada iyo dhaawaca dad dhacabka ah ee Muslinka ah ee waxba galabsan balse weyba ku faanaan leyntooda sida Qaraxyadii Hargaha iyo Saamaha iyo Hotel Shaamow.

Goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa waxaa gaaray gawaarida gurmadka ah iyo ciidanka amaanka ee maamulka J/land .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2017
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online