Xaflad Jaa’iso Cilmiyed lagu Godon siiyay Ardayda Xalaqaadka Sh Dahabi Ee Garoowe (Masawiro)

August 12, 2017 - Written by Editor

Garoowe:-Xafladdan oo ahayd Mid balaaran islamarkaana ay kasoo qayb galeen Xubno Matalayay Wasaarada Cadaalada Puntland /Culimada Diinta /Madaxda Dhaqanka/ Maamulka Mu’asasada Al-Minhaaj/Sheekh C/risaaq dahi oo ah Sheekha Xalaqaadka Ee Soosaaray Culiamdaan Ayaa kadhacday Masjidka Weny Ee Al-Huda Magaalada Garoowe.

Xaflada Waxaa Jaa’iso Cilmiyeed lagudoon Siiyay 20 wiil Iyo 11 Hablood Kuwaas oo Awood u leh maantay laga bilaabo in ay Fidiyaan Kitaabka Allah Maadaama AybarteenKutubta Saldhigga U ah Barashada Shareecadeena Islaamka .

Sidoo kale waxaa abaal marimo kaladuwan lagu doon siiyay Culimo iyagu Dowr weyn Kulahaa Socodsiinta Xalaqaadka Cilmiga Shareecada Oo Kabilowday Garowe Sanadkii 2012 Hadaba Hooska Daawo Xafladii OO Dhamays tiran .

Nuur Jaamac Aadan
Halgan.net
Xafiiska Warbahainta Al-Minhaaj 

Garoowe

Leave a comment

*

Archives
August 2017
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online