RW Kheyrre oo Xariga ka jaray Saldhigga Turkiga ee Muqdisho (Masawiro)
(September 30, 2017)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khare ayaa xarigga ka jaray Saldhigga Millateri ee Turkiga ka dhisay magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu tababari doono Ciid
Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka shiray marti gelinta shirka Madaxda dowlad goboleedyada
(September 30, 2017)
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland.  Kulankan w
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga SBC.[Daawo Video-ga]
(September 28, 2017)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu wareysi gaar ah siiyey Barnaamijka Kulanka SBC waxaan uu uga hadlay Arimo ay dadweynuhu ay hadal hayanaa waxan ka mid ah D
Ra’iisul wasaaraha DFS Xassan Cali Kheyre Wafdi Uu Hogaaminayo oo caawa lagu Soo Dhaweeyey Muqdisho.[Masawiro]
(September 28, 2017)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib, socdaal uu ku tagey dalka Mareykanka oo uga qeyb galay Shir
Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ee tegay degmada cadaado oo soo saaray War-murtiyeed
(September 28, 2017)
Cadaado:-Xildhibaano ka tirsan labad gole ee dowlada Federaalka Somaaliya oo shalay tegay degmada Cadaado ee xarunta KMG ee Maamulka Gal-Mudug una tegay in ay dhex dhexaadiyaan madaxda ugu saraysa Gal
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gal-Mudug “Diyaaradaha Muqdisho way ku degi karaan Garoonka degmada Cadaado
(September 28, 2017)
Cadaado:-Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Gal-Mudug oo sheegay in uu yahay Ku simaha Madaxweynaha ee Gal-Mudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu ku sheegay in aysan jir
Galmudug oo joojiyay dhamaan Duulimadyadii kaga imaan jiray Muqdisho (Akhriso)
(September 28, 2017)
Cadaado:-War-saxaafadeed goordhow ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa illaa amar dambe lagu joojiyay dhamaan duulimaadyada ka imaanayay magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Boosaaso kulan kula yeeshay Nabadoonada iyo Waxgaradka Gobolada Sanaag iyo Hayland.[Masawiro]
(September 27, 2017)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 27 September 2017 magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland kulan is xogwaraysi ah kula yeeshay nabadoonada i
Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gaaray degmada Cadaado
(September 27, 2017)
Cadaado:-Xildhibaano ka tirsan labada Gole ee baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay gaareeny magaalada Cadaado xarunta KMG ee maamulka Gal Mudug. Xildhibaanada tegay degmada
Madaxweynaha Gal-Mudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo beeniyey in xilka laga qaaday[Dhagayso]
(September 27, 2017)
Cadaado:-Wararka ka imanaya magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka maamulkaasi inay xilka ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug

Next Page »

Archives
September 2017
M T W T F S S
« Aug   Oct »
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online