Culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa ka soo jeedo Gaalkacyo oo cadeeyey shareecadu wax ay ka qabto nin u gafay Nebigeena Muhammed NNKH.[ Video]

September 21, 2017 - Written by Editor

Muqdisho:-Qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa ka soo jeedo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay cadeeyeen mowqifka sharciga Islaamka ay ka qabto nin u gafay Nebigeenii Muhammed NNKH iyagoo ugu baaqay dadweynaha reer Gaalkacyo in ay arrintaas ka dhiidhiyaan waxaan ay culimadu cadeeyeen in ninkaas Maxkamadayntuusu ay saaran tahay maamulka Gal-Mudug iyo cid walba oo awood u leh. Culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa ka soo jeedo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ee arrinkaas ka hadlay waxaa ka mid ah:-

1- Sh C/qaadir Cukaasha.

2- Sh C/laahi Xaashi.

3- Sh Maxamud Abuu Sheyba.

4- Sh Maxamed Macalin Abshir.

Hoos ka Daawo culimada Soomaaliyeed ee deegaan ahaa kasoo jeedo magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online