Gal-Mudug waxba kama Jiraan in Maxkamada la saaray ninkii u gafay Nebigeena Muhammed NNK.[Dhagayso]

September 20, 2017 - Written by Editor

Cadaado:-Maamulka Gal-Mudug ayaa beeniyey Maxkamada ku taal Gaalkacayo oo sheegtay in ay saartay nin lagu magacaabo Sh.Cabdiweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo gaf iyo Xadgudub u geystay Nebigeenii Muhamed NNKH Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Maamulka Gal-Mudug Mahad Xassan Maxamed ayaa ku tilmaamay waxba kama jiraan Maxkamada isagoo Sheegay in si sifo sharci ah aan loo marin waxaan uu wasiirku shegay in laamaha amaanka ay soo qabtaan ka dibna Maxkamada la keeno.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Maamulka Gal-Mudug Mahad Xassan Maxamed oo waraysi siiyey Hobyomedia ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay in qof danbiile ah oo u gafay Nebigeenii Muhamed NNKH oo laga hayo Maqal iyo Muuqaal uu is been fariimo dadka qaar koodna ay taageero u muujiyaan.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Maamulka Gal-Mudug Mahad Xassan Maxamed ayaa mar kale ku celiyey in laamaha amniga maamulka Gal-Mudug ay soo qabtaan ninkaas danbiilaha ah ka dibna la sugo wax maxkamadu ay ku xukunto.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Hobyomedia la yeelatay Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga Maamulka Gal-Mudug

[audio: http://hobyomedia.com/wp-content/uploads/2017/09/Wasiirku-Xigeenka-Amniga-Galmudug-Mahad-Xassan-Maxamed_2.mp3]

Halkaan ka Dhagayso MP3

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online