Koonfur Galbeed oo ku biirtay xulafada Sacuudiga iyo Imaaraadka

September 19, 2017 - Written by Editor

Baydhabo:-War Saxaafadeed la sheegay in uu ka soo baxay Maamulka Koonfur Galbeed, kuna qornaa Luuqada English-ka ayaa lagu taageeraday go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo Dowladaha Khaliijka ay xayiraada ugu soo rogeen Dowladda Qatar. Warsaxaafadeedka ka soo baxay Koonfur Galbeed ayaa lagu yiri ” Dowladda Koonfur Galbeed waxa ay cadeynaysaa inay garab taagan tahay go’aankii ay qaateen Dowlada Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ee ku aadan Dowladda Qatar.”

Xulafada Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa waxa horay u taageeray dowladda Puntland ,Sland iyo Hirshabeelle waxaan hadda ku soo biiray maamulka Koonfur Galbeed waxaan la saadaalinayaa in ay maamulka Gal-mudug ku soo biiraan taageerida Sacuudiga iyo Imaaraadka oo lagu go’doominayo dalka Qatar.

Hoos ka eeg warsaxaafadeedka ay Koonfur Galbeed oo ugu biirtay xulafada Sacuudiga iyo Imaaraadka

A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online