Masuuliyiinta Galmudug oo ka Horyimi Go’aankii Madaxweynahooda [Dhagayso]

September 21, 2017 - Written by Editor

Cadaado:-Waxaa shir jaraa’id ku qabtay Cadaado, Kusimaha Madaxweynaha Galmudug ahna Madaxweyne ku Xigeenka Maxamed Xaashi Cabdi, Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir iyo Guddoomiye ku Xigeenka labaad Maxamed Sh. Axmed, WAXAYNA KU GACAN SAYDHEEN go’aanka uu qaatay Madaxweynaha Galmudug ee uu ku taageeray isbahaysiga Sucuudiga. Madaxdan Gal-Mudug ayaa taageeray go’aanka dawladda Federaalka ah ee ku dhisan dhex dhexaadnimada.

Haddaba Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa waraystay Madaxweyne ku Xigeenka, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo weliba Guddoomiye ku xigeenka labaad oo si wada jira shir jaraa’id u qabtay.

Hoos ka Dhagays0a Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2017
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online